HomeAll newsHowlgal Lagu Dilay Abaabule Macawislay Oo Ka Dhacay Kaaraan & Warar Kale

Howlgal Lagu Dilay Abaabule Macawislay Oo Ka Dhacay Kaaraan & Warar Kale

Howlgal gaar ah oo rag katirsan Mujaahidiinta Al-Shabaab ay maanta ka fuliyeen gobolka Banaadir ayay ku toogteen mid kamid ah abaabulayaasha maleeshiyaadka Macawisleyda ee laga abaabulay gobolka Shabeellaha Dhexe.

Howlgalka oo si gaar ah kaga dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa lagu khaarijiyay Cali Cumar Caraale oo ahaa abaabule Macawislayda Sh/dhexe. Waxaana xusid mudan in dhowr mar magaalada caasimadda ah gaar ahaan degmada Kaaraan horay loogu dilay odayaal wax ka soo abaabulay maleeshiyaadka Macawisleyda ee loo diyaariyay in ay qeyb ka noqdaan dagaalka shareeco la dirirka ah oo uu Mareykanku hor boodayo.

Dhanka kale howlgal qarax ah oo ay Mujaahidiintu maanta ka fuliyeen degnaaka Daarul-Nicma ee gobolka Sh/dhexe ayay la eegteen ciidamo ka tirsan kuwa Turkiga uu soo tababartay ee Gor-gor, waxaana wararka hordhaca ah ay xaqiijinayaan in 1 askari uu ku naf waayay qaraxaasi, halka mid kalena uu ku dhaawacmay.

Howlgaldaan ayaa ku soo aadaya xili habeenimadii xalay ciidamada Mujaahidiinta ay weeraro qaraxyo ah ku beegsadeen fariismayaal ay askarta DF ku leeyihiin magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye, waxaana qaraxa magaalada Afgooye ku dhaawacay 3 ugu yaraan askari oo DF ah.

RELATED ARTICLES

2 COMMENTS

  1. .walaalayal Allah ha idin barakeeya.kitaabka kor Allah kadhigo.wadanka idinkaa leh min jabuuti allaa muqdisho.xaqq cad ayaad kutaagan tihiin. Ninkii Raba Haku halaagsamo. Waa idin kagardaranyihiin. Xitaa hahuuda xashan maraykan ugu soo gabata ayaa qirtay.kitaabka Allah kor Allaha kidhigo.dimoqraadaiyad Allaha dunsho. Xasan sheekh waa dilaysaan waa mayd socda. Macawislay waa mayd socda.suufiyo waa urtay Nabi maxamed mayaqaanan. Been.been. culumu ku hoosnool dimoqraadi oo jihaadka ka haray waa raggii nabiga kaharay oo kale.ha udan galin
    Awliyo Allah waa ninka kalimadiisa koryeela, maaha ninka bunka iyo timirta Hanrahan jaahiliinta labood booda.

  2. .walaalayal Allah ha idin barakeeya.kitaabka kor Allah kadhigo.wadanka idinkaa leh min jabuuti allaa muqdisho.xaqq cad ayaad kutaagan tihiin. Ninkii Raba Haku halaagsamo. Waa idin kagardaranyihiin. Xitaa hahuuda xashan maraykan ugu soo gabata ayaa qirtay.kitaabka Allah kor Allaha kidhigo.dimoqraadaiyad Allaha dunsho. Xasan sheekh waa dilaysaan waa mayd socda. Macawislay waa mayd socda.suufiyo waa urtay Nabi maxamed mayaqaanan. Been.been. culumu ku hoosnool dimoqraadi oo jihaadka ka haray waa raggii nabiga kaharay oo kale.ha udan galin
    Awliyo Allah waa ninka kalimadiisa koryeela, maaha ninka bunka iyo timirta Habraha jaahiliinta labood booda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular