HomeAll newsDhageyso Xalqada 5-Aad Barnaamijka Reer Muqdisho Dhibbanayaal Garab Ka Dalbaday Al-Shabaab.

Dhageyso Xalqada 5-Aad Barnaamijka Reer Muqdisho Dhibbanayaal Garab Ka Dalbaday Al-Shabaab.

Dhagaystayaal ku soo dhawaada Barnaamij Dhowro xalqo ka kooban oo aynnu kaga hadleynno Daroogada xad dhaafka ah ee kusoo badanaysa Muqdisho,Goobaha zinada loo furtay,Tuugada iyo Ciyaal Weero oo sanadihii danbe looga guuray xaafado ku yaalla Muqdisho kuna faafay degmooyinka Gobalka Banaadir.

Xalqada shanaad Barnaamijka oo la yiraahdo Reer Muqdisho Dhibbanayaal Garab Ka Dalbaday Al-Shabaab waxaa soo jeedinaya  Maxamed Daahir.

Halkan ka dhagayso Qeybta Shanaad Barnaamijka Reer Muqdisho Dhibbanayaal Garab ka dalbaday Alshabaab.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular