HomeAll newsDhageyso: Xalqada 11-Aad Duruus Ku Saabsan Bisha Ramadaan.(Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf)

Dhageyso: Xalqada 11-Aad Duruus Ku Saabsan Bisha Ramadaan.(Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf)

Waxaa maalmo kooban inooga harsan bisha barakeysan oo Ramadaan oo ah bil cibaado oo fadli badan.

Haddaba si aan uga faa’iideysano fadliga bishaas barakeysan, waxaan idiin soo gudbineynaa muxaraadaad taxane ah oo uu soo jeedinayo Shekh Fu’aad Maxamed Khalaf, kuwaas oo ku saabsan Bisha Ramadaan.

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 11-aad Bisha Ramadaan.mp3

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular