Idaacadda ku hadasha Afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee Andalus ayaa markale baahisay daardaaranka mid kamid ah dagaalyahanadii fuliyay howlgalkii dhaawac tirka ahaa ee lagu beegsaday gurigii lagu dabiibayay maleeshiyaatka Macawisleyda ee kasoo dhaawacmay weerarada Al-Shabaab ee bariga gobolka Hiiraan.
Ishtish-haadi Cali Kuusow Xasan (Muscab) oo ku dhashay gobolka Bakool islamarkaana ka soo jeeda beesha Raxanweyn ayaa Mujaahidiinta, dadka Muslimiinta ah iyo qoyskiisa kaga tegay dardaaran dhaxalgal ah.
Sidoo kale wuxuu sharaxaad ka bixiyay sababta uu u doortay in uu ka mid noqdo raggii fuliyay weerarkii dhawaan ka dhacay degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho ee lagu dilay 79 isugu jiray horjoogayaal iyo maleeshiyaat kale oo Macawisley ah.