Wararka ka imaanaya Magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa ku waramaya in saakay aroortii Camaliyad Istish-haadiyo ah lagu weeraray guri ay ku shirayeen Masuuliyiin iyo Saraakiil katirsan DF.
Camaliyadda ayaa gabi ahaanba bur burisay guriga, waxaana ka dhashay khasaare baaxad leh oo soo gaaray Masuuliyiintii iyo Saraakiishii goobta ku shireysay.
Halkaan Ka Dhageyso Xogta Camaliyadda Nafhurnimada ah Ee Baardheere.