Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta weerar madaafiic ah ku qaaday xarunta Booliska Gobalka Banaadir ee magaalada Muqdisho..
Madaafiicda ayaa ku dhacday gudaha xarunta, halka sidoo kalana madaafiicda qaarkood ay ku dhaceen Bar kontarol oo laga ilaaliyo xaruntaasi.
Waxaa jira khasaaro isku jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray ciidanka Booliska ee ku sugnaa xarunta la weeraray.
Laso wixii faahfaahin dheeraad ee ka soo kordha weerarkaan Insha’Allaah.
Booliisku makuwii daawanayey maalintii latoogtay wadaada.
Bolisku makuwii xijaabka ladagalami jiray.
Boliisku ma kuwii xirxir jiay dugsiga quraanka. Wax Allah iyo rasuulkiisa aminsan manoqdaan bolis.