HomeAll newsDiiradda Jimcaha: Halkee Marayaa Dagaalka Al-Shabaab Iyo Isbahaysatada.

Diiradda Jimcaha: Halkee Marayaa Dagaalka Al-Shabaab Iyo Isbahaysatada.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu falanqeeyey halka uu marayo dagaalka u dhaxeeya Xarakada Mujaahidiinta Al-Shababa iyo DF oo garabsanaysa shisheeyaha.

Halkaan Ka Dagso Diiradda Jimcaha 17-02-2023

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular