Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay iyo saaka fuliyay weeraro madax jabin iyo qaraxyo isgu jira, kuwaas oo lagu beegsanayo madaxya weynta iibisa daroogada, waxaana xalay oo kaliya la khaarajiyay 5 kamid ah kuwa daroogada iibiya.
Sidoo kale waxaa saakay qaraxyo lagu bur buriyay xarumo lagu iibinayay daroogada oo ku kala yaalla Magaalooyinka Muqdisho iyo Beydhabo, kuwaas oo iyagana khasaarooyin geystay.