Faahfaahin ayaa kasoo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaaladii maanta ay ciidamada Al-Shabaab ku qaadeen 2 xero oo ay DF iyo Jubbaland ciidamadoodu ku lahaayeen degaanka Baarsanguuni.
Ugu yaraan 36 ayaa laga dilay kuwaasoo ay meydadkooda uga carareen xerada, waxaana kamid ah taliyaal horin iyo taliyaan unug.