HomeAll newsDaawo Sawirrada Dagaalkii Sabiid Ku Dhex Maray Al-Shabaab & DF.

Daawo Sawirrada Dagaalkii Sabiid Ku Dhex Maray Al-Shabaab & DF.

Maktabka warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa caawa baahiyay sawirrada dagaalkii dhawaan ka dhacay degaanka Sabiid oo u dhow degmada Afgooye.

Sawirrada ayaa meesha ka saaraya sheegashadii DF ee ahayd in aysan wax khasaare ah gaarin waxaana lasoo bandhigay meydadka ciidaamda DF, gaadiidkii dagaalka looga furtay iyo hub.

Weerarka oo dhawaan dhacay ayaa waxaa ciidanka DF looga dilay 38 askari kuwaasoo kamid ah askarta ay Turkidu tababarteen.

Sawirrada meydadka waxaad ka daawan kartaa linkiga hoose

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular