HomeAll newsDaawo Muuqaalka Dagaalkii Xawaadley.

Daawo Muuqaalka Dagaalkii Xawaadley.

Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay muuqaal ay kasoo duubtay dagaal todobaadyo ka hor ka dhacay degaanka Xawaadley oo u dhow degmada Balcad.

Muuqaalka ayaa ku tusaya sida uu dagaalku u dhacay billow illaa dhamaad, waxaad arkeysaa gaadiid iyo hub laga furtay ciidamada DF, meydad.

Dagaalkan ayaa waxaa DF looga dilay askar badan iyo taliyihii guutada 3-aad gaashaanle Shitaqey.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular