HomeAll news29 Katirsan Ciidankii Lagu Soo Tababaray Eritrea Oo Lagu Dilay Kamiinkii Sh/dhexe...

29 Katirsan Ciidankii Lagu Soo Tababaray Eritrea Oo Lagu Dilay Kamiinkii Sh/dhexe (Bayaan)

War Saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Warfaafinta ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu faahfaahiyey weerarkii Kamiinka ahaa ee maanta ka dhacay degaanka Daaru Nicma ee gobolka Shabeelaha dhexe kaas oo lala eegtay ciidankii dhawaan lagu soo tababaray Eritrea ee la geeyey furimaha dagaalka ee gobolkaasi.

War Saxaafadeedka ayaa lagu xaqiijyay in weerarka lagu dilay  29 askari oo uu ku jiro taliyihii hogaaminayay ciidankaas, kuwaas oo maydadkooda looga cararaay goobtii uu weerarka ka dhacay.Sidoo kale War Saxaafadeedka waxaa lagu xusay in Mujaahidiintu ay ku soo furteen hub iyo saanad ciidan.

Halkaan Ka Aqriso Bayaanka Oo PDF ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular