HomeAll newsSawirro: Al-Shabaab oo Sheegay In 31 Askari Ay DF Kaga Dileen Dagaalkii...

Sawirro: Al-Shabaab oo Sheegay In 31 Askari Ay DF Kaga Dileen Dagaalkii Hilowle-Gaab.

War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalkii saaka aroortii ka dhacay degaanka Hilowlegaab ay DF kaga dileen 31 askari.

5 kamid ah waxaa la xaqiijiyay iney saraakiil ahaayeen waxaana kamid ah:- Axmad Nuur Shiine, Ciisey Qoobey, Cabdulqaadir Maxamuud Teesto iyo Xassan Cali Indhool.

Dagaalka ayaa waxaa DF looga soo furtay 5 gaari oo nooca dagaalka ah halka laga gubay 8 kale. Intaa waxaa wehliya in laga kaxaystay 10 neef oo Geel ah oo xerada ugu xirnaa.

Sawirrada saraakiisha DF laga dilay ayaa lagu arkayay baraha bulshada. Ciidamada DF ayaa Ruunirgood joogay 10 maalmood oo qura.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
https://t.me/+Zyyz3Yx2NNswNzQ0

RELATED ARTICLES

2 COMMENTS

  1. In ladilo miyey danu bidoy balo kudaan yooto
    Dambi yaday galeeniyo miyaa daynti laga raadshay
    Dalkood shabaab waan jaray dood ku keeneene
    Dugashiyo waxay faan wadeen gaalna soo dumayey
    Dabku saw maleefino hadeer diri mayaal yaalo
    Rag dagaal yaqaan misana dhimasho doonaaya
    Daaraha fardawsaad inay dagaan danigu uusiiyey
    Iyo murtad kufrigu soo dirdiri door u kala roone
    Diin laawe yaashiyo wadaad daawo bwen mooday
    Doorkaan maxaa wada qabsaday duuli mooryaanta

  2. In ladilo miyey danu bidoy balo kudaan yooto
    Dambi yaday galeeniyo miyaa daynti laga raadshay
    Dagal kood shabaab waan jaray dood ku keeneene
    Digashiyo waxay faan wadeen gaalna soo dumayey
    Dabku saw maleefino hadeer diri mayaal yaalo
    Rag dagaal yaqaanoo misana dhimasho doonaaya
    Daaraha fardawsaad inay dagaan danigu uu siiyey
    Iyo murtad kufrigu soo dirdiri door u kala roone
    Diin laawe yaashiyo wadaad daawo been mooday
    Doorkaan maxaa wada qabsaday duulki mooryaanta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular