Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 20-06-1444, oo ku beegan 13-01-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir.
Halkaan Ka Dhageyso Warka Subax 13-01- 2023