Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 06-07-1444, oo ku beegan 29-01-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.