HomeAll newsDhageyso Barnaamij Gaar Ah oo Dagaalkii Galcad Looga Hadlay Caawa.

Dhageyso Barnaamij Gaar Ah oo Dagaalkii Galcad Looga Hadlay Caawa.

Waxaa caawa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ka baxay barnaamij gaar ah oo ku saabsan dagaalkii saaka ka dhacay degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.

Barnaamijkan Ayaa Waxaa Lagu Soo Gudbiyay Macluumaad Badan oo Ku Saabsan Weerarkii Maanta Ka Dhacay Galcad, Waxaa Ka Qeyb Galay Wariyaal, Waxgarad Iyo Dadweyne Dal Iyo DIbadba Xiriir Kala Soo Sameeyay.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Gaarka Ah MP3

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular