HomeAll newsDaawo Deni oo Faahfaahiyay Qodobada Uu Ka Diiday Xassan Sheekh.

Daawo Deni oo Faahfaahiyay Qodobada Uu Ka Diiday Xassan Sheekh.

Hogaamiyaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa faafaahin kooban ka bixiyay qodobadii uu ku qoonsaday shirkii uu Xassan Sheekh isugu yeeray maamul-goboleedyada kana dhacay magaalada Muqdisho.

Deni ayaa sheegay labada qodob oo uu xusay in ay ku qornaayeen warka laga soo saaray shirka ee heshiiska lagu sheegay kuwaasoo uu kamid yahay qodob oranayay waa in hey’adaha garsoorka maamulgoboleedyada la hoos geeyo DF.

Deni ayaa muujiyay heerka uu gaarsiisan yahay khilaafka isaga iyo Xassan Sheekh oo ay saaxiibo ku ahaayeen rididda dowladdii Farmaajo. Maamul-goboleedyo dhowr ah ayaa Xassan Sheekh ku diidan arrimo badan maadaama mid walba uu ku xiran yahay dowlad gaar ah oo shisheeye.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular