HomeAll newsMaqal: Jufo Ka Tirsan Xawaadle oo Heshiis La Gaartay Wilaayada Hiiraan.

Maqal: Jufo Ka Tirsan Xawaadle oo Heshiis La Gaartay Wilaayada Hiiraan.

Waxaa soo gabagaboobay kulan hishiis ah oo dhexmaray Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan iyo jufada Tuurow Yabar Madaxweyne oo ka mid ah jufooyinka beesha Xawaadle.

Kulanka oo laga soo saaray bayaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa nabadoonada jufada Tuuroow Yabar Madaxweyne iyo masuuliyiinta Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan.

Labada dhinac ayaa kulankooda kasoo saaray Bayaan iyadoo sidoo kale Nabadoonadu ay ka hadleen munaasabadda. Dhawaan ayay ahayd markii ay heshiis wada gaareen Xarakada Al-Shabaab iyo beesha Saleemaan. DF ayaa u muuqata iney ku fashilmeyso qorshaheedii ahaa iney qabaa’ilka adeegsato kana hor keento Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. (Alprazolam online)

HOOS KA DHAGEYSO BAYAANKA IYO KALIMAATKA

Halkan Ka Degso Bayaanka Tuurow Yabar madaxweyne Xawaadle MP3

Nabadoonka Beesha Yabar Madaxweyne Nabadoon Cumar Axmed Yare MP3

Nabadoonka Guud Ee Beesha Xawaadle Nabadoon Cabdi Raxmaan Xiirey Barre MP3

Nabadoonka Juffada Tuurow Nabadoon Cabdi Cumar Gacameey MP3

Oayaasha Tuurow Yabar Madaxweyne Ee Xawaadle MP3

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular