HomeAll newsDiiradda Jimcaha: Deynta Uu Xassan Sheekh Soo Qaadanayo Horumar Mise Halis?

Diiradda Jimcaha: Deynta Uu Xassan Sheekh Soo Qaadanayo Horumar Mise Halis?

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan looga hadlay deyn boqollaal bilyan ah oo uu Xassan Sheekh todobaadkan sheegay inuu soo qaadanayo, deyntaas ma horumar bey Soomaalida u keeneysaa mise masiirkood ayay halis galineysaa, waxaa ka qeyb galay aqoonyahano bartay dhaqaalaha.

Halakan Ka Degso Diiradda Jimcaha 09-12-2022

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular