HomeAll newsKulankii Baarlamaanka oo Maanta Dhici Lahaa oo U Baaqday Weerarka Madaxtooyada.

Kulankii Baarlamaanka oo Maanta Dhici Lahaa oo U Baaqday Weerarka Madaxtooyada.

Gabi ahaanba waxaa maanta baaqday kulan ballaaran oo ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada labada aqal ee DF kadib weerarka culus ee ka socda xarunta madaxtooyada.

Gudoonka Baarlamaanka ayaa xaqiijiyay in uu baaqday shirka sababtu ay tahay xaaladda maanta jirta oo ah in Al-Shabaab ay ka dhex dagaalamayaan madaxtooyada.

Dowladda Federaalka ayaa maanta ku jirta xaalad murugo ah mar haddii halkii uu dagganaa madaxweynaha DF ay gaareyso gacanta Xarakada Al-Shabaab.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular