Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 05-05-1444, oo ku beegan 29-11-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.