Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeenimo Talaado ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 05-05-1444 oo waafaqsan 28-11-2022, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamad Daahir.