Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 13-04-1444, oo ku beegan 07-11-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo 07 11 2022
(Xanax)