HomeAll newsDEGDEG: Goor Dhow Filo Wareysi Xasaasi Ah oo Aanu La Yeelanay Afhayeenka...

DEGDEG: Goor Dhow Filo Wareysi Xasaasi Ah oo Aanu La Yeelanay Afhayeenka Al-Shabaab.

Shabakadda warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay 8:00 fiidnimo ee caawa idiin soo gudbineysaa wareysi ay la yeelatay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage.

Wareysiga oo su’aalo kulul lagu weydiinayo Afhayeenka ayaa ka kooban laba qeybood, waxaana uu huwan yahay macluumaadyo badan oo ku saabsan xaaladda dalka iyo dagaalada dalka ka dhacaya.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular