HomeAll newsDaawo Sheekh Aadan Sunne oo Ka Qeyb Galay Diiradda Jimcaha oo Looga...

Daawo Sheekh Aadan Sunne oo Ka Qeyb Galay Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Mowduuc Muhim Ah.

Daawadayaasha, dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka daawataan/dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Maanta waxaa looga hadlay Federaalisimka Soomaaliya la keenay waxaana ka qeyb galay Sheekh Aadan C/raxmaan (Sunni) Sheekh Jaamac C/salaam iyo Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan.

 

AMA LINKIGA HOOSE KA DAAWO BARNAAMIKA.MP4

Halkan Ka Daawo Barnaamijka Diiradda Jimcaha

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular