HomeAll newsDaawo: Suldaanka Beesah Wacaysle oo Farriin Kulul U Diray Xassan Sheekh

Daawo: Suldaanka Beesah Wacaysle oo Farriin Kulul U Diray Xassan Sheekh

Waa qeybta 5aad ee Khudbadihii Nuqabada wilaayaatka Islaamiga ay ka jeediyeen shirkii wadatashida golaha nuqabada Soomaaliyeed.

Qeybtaan waxaa lagu soo qaadanayaa kalimaddii uu shirka ka jeediyay Suldaan Daa’uud Xassan Aadam – Suldaanka Wacaysle Abagaal.

Hoos Ka Daawo Khudbadda Suldaanka:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular