HomeAll newsCiidamada Al-Shabaab Oo Ka Dhex Dagaallamaya Xarunta Madaxtooyada Ee DF.

Ciidamada Al-Shabaab Oo Ka Dhex Dagaallamaya Xarunta Madaxtooyada Ee DF.

Fiidnimadii caawa weerar Inqimaasi ah oo ku billawday qaraxyo xooggan ayaa caawa lagu qaaday hoyga Madaxweynaha DF Xasan Sheekh oo ah Madaxtooyada Magaalada Muqdisho.

Weerarka oo ahaa mid si aad ah loosoo qorsheeyay ayaa ciidamada Mujaahidiinta usuuragashay iney gudaha ugalaan xarunta, iyagoona goobta ka billaabay toogasho ka dhan ah Masuuliyiin katirsan DF oo ku sugnaa goobta.

“Mujaahidiinta ee ka dagaalamaya madaxtooyada villa Soomaaliya ayaa gantaalaha RPG loo yaqaano ku beegsanaya dhismaha gaarka ah ee uu degan yahay madaxa kooxda ridada Soomaaliya, Xasan Garguurte. Waxaana jira khasaare kala duwan oo ka dhashay weerarka halkaas ka socda” ayaa lagu yiri war kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Wixii kusoo kordha waan soo gudbin doonnaa insha’allaah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular