HomeAll newsAskar Katirsan Maleeshiyaadka Bangarafta Oo Lagu Laayay Duleedka Kismaayo.

Askar Katirsan Maleeshiyaadka Bangarafta Oo Lagu Laayay Duleedka Kismaayo.

Maleeshiyaadka Bangaraf ee uu Mareykanku soo taba bartay ayaa lagu weeraray Tuulada Yaaq-Bishaar oo hoostagta deegaanka Cabdalle Biroole ee duleedka Magaalada Kismaayo.

4 Kamid ah Maleeshiyadii Bangarafta ayay Mujaahidiintu ku toogteen halkaas, iyagoona dhaawacay 8 kale, waxaana intaa dheer in gaari C/bile ah waxyeello laga gaarsiiyay.

Askartii bad baaday ayaa iyagoo jab xooggan dhabarka ku wata lagu soo waramayaa iney orod ku galeen xerada Kenyaatiga ee deegaanka Cabdalle Biroole, halkaas ayeyna diyaarad ka qaaday meydadka iyo dhaawacyada Maleeshiyaadka Bangarafta ee uu Mareykanku ku adeegto.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular