HomeAll newsKu Dhawaad 10 Askari oo Ka Tirsan K/Galbeed Oo Lagu Dilay Dagaal...

Ku Dhawaad 10 Askari oo Ka Tirsan K/Galbeed Oo Lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Bay.

Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo askarta Maamulka Koonfur-Galbeed ayaaa waxa uu maanta ka dhacay duleedka degmada Qansaxdheere ee gobalka Baay.

Dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in muddo 2 goor ah lagu jabiyay askarta Koonfur-Galbeed, iyaadoona khasaare culus dhabarka loo saariyay.

Mujaahidiinta ayaa toogtay 8 askari, halka ay dhaawaceen 4 kale, waxaana intaa dheer oo ay soo furteen 7 qori AK47 ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular