Maktabka warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa war kasoo saaray weerarka ay ciidamadoodu ku qaadeen dhismayaal ku yaalla madaxtooyada.
Bayaanka oo caawa soo baxay ayaa waxay xarakadu ku xaqiijisay dhimashada 52 iyo dhaawaca 39 kale oo ka tirsan DF, waxaana ay dirtay farriin digniin ah.
HALKAN KA DEGSO BAYAANKA CAAWA
Dhanka kale afhayeen u hadlay biliska DF ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ku sheegay in ay soo afjareen hawlgalka xilligii casarliiqii, mana jirin wax su’aalo ah oo shirka jaraa’id laga weydiiyay.
Wuxuu sheegay in 15 xubnood lagu dilay weerarka.