Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 17-03-1444, oo waafaqsan 13-10-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.