HomeAll newsDaawo Video: Guddiga gurmadka Abaaraha oo raashin ka qeybiyay gobollada dhexe.

Daawo Video: Guddiga gurmadka Abaaraha oo raashin ka qeybiyay gobollada dhexe.

Ol’ole ballaaran oo raashin qeybin ah ayaa laga sameeyay wilaayaadka Islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya iyadoo wali ay halkooda kasii soconayaan gurmadka loo sameynayo dadka abaaraysan.

Gudiga Gurmadka abaaraha ee Xarakada Alshabaab ayaa raashin qeybi ka sameeyay deeganada ay abaartu saameysay, waxaana deeganadaas kamid ah: Moqakori, Ceel Buur, Cammaara, Aadan yabaal, Dabagalo Buusaar, Qaranri, Karabban, Golweyn, Daad Shimbir oo kakla tirsan gobolada Hiiraan, Galguduud, Mudug Shabeelda Dhexe iyo Gedo bartamaha iyo koofurta Soomaaliya.

Daawo Qeybta 11aad ▪️
ama halkan ka degso

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular