HomeAll newsAkhriso Fatwadii Kasoo Baxday Shirweynaha Culimada Wilaayaatka Islaamiga.

Akhriso Fatwadii Kasoo Baxday Shirweynaha Culimada Wilaayaatka Islaamiga.

Culimada wilaayaatka islaamiga ah ayaa fatwo sharci ah kasoo saaray shirweynahoodii ay yeesheen dabayaaqadii todobaadkii tegay, waxaana fatwada lagu caddeeyay arrimo badan oo ay muhiim tahay in qof walba uu ogaado.

Fatwada oo ay ku saxiixan yihiin culimo badan oo isaga kala yimid wilaayaadka islaamiga ee dhaca koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa looga hadlay xukunka DF iyadoo sidoo kale farriimo kala duwan loogu dilay bulshada Soomaaliyeed meel walboo ay joogto.

Halkan Kala Deg Fatwada oo PDF Ah

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular