HomeAll newsSAWIRRO: Khasaaraha Dhimasho Ee Ciidanka Galmudug Ku Gaaray Cadakibir & Hubka Laga...

SAWIRRO: Khasaaraha Dhimasho Ee Ciidanka Galmudug Ku Gaaray Cadakibir & Hubka Laga Furtay.

Maktabka Warfaaafinta ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahiyay sawirada dagaalkii shalay lagu laayay maleeshiyaadka maamulka Galmudug ee ka dhacay deegaanka Cada-Kibir ee Wilaayadda Galgaduud.

Sawirradaan ayaa waxay isku jiraan meydadka maleeshiyaatka, qanaa’im kala duwan, iyo gaadiid lagu burburiyay dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Cada-Kibir.

Hoos ka daawo sawirrada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular