Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso
Maanta waa IsniinTaariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 09-02-1444, oo waafaqsan 05-09-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.