Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso
Maanta waa Khamiis Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 05-02-1444, oo waafaqsan 01-09-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.