Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 01 02 -1444, oo waafaqsan 28 08-2022, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.