HomeSawiro & muuqaaloDaawo: Qeybtii 2aad Muuqaallo Ku Saabsan Gurmadka Abaaraha ee Xarakadu ka Sameysay...

Daawo: Qeybtii 2aad Muuqaallo Ku Saabsan Gurmadka Abaaraha ee Xarakadu ka Sameysay Dalka

Ghannelka Alkataa’ib ayaa caawa baahiyay qeybta 2aad ee muuqaalo tixane ah oo lagu soo bandhgayo gurmadka ay xarakadu u sameysay dadka ay abaaruha saameeyeen ee kunool dhulka ay maamusho ee dhaca koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Qeybta 2aad waxaa lagu daawan karaa gurmad la gaarsiinayo dadka ay abaartu saameysay ee ku dhaqan degmooyinka iyo deegaanada kala ah Tiyeeglow, Kurmaan, Arabow, Deymaay iyo kuwo kale oo ka kala tirsan gobolada Bakool, Baay, Jibooyinka iyo Shabeelada Hoose.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular