HomeAll newsSawirro: Horumar Dhanka Beeraha Ah oo Ka Jira Degaano Ka Tirsan Sh/hoose.

Sawirro: Horumar Dhanka Beeraha Ah oo Ka Jira Degaano Ka Tirsan Sh/hoose.

Degaano ka tirsan Sh/hoose oo hoos taga degmooyinka Baraawe iyo Kurtunwaarrey ayaa waxaa laga dareemayaa horumar dhanka beeraha ah, waxaana beeraha ay u badan yihiin kuwii lagu beertay roobkii guga.

Degaanadaasi waxaa kamid ah Nasrudiin ama Holowkaaley oo aan dhawaan booqasho ku tagnay.

HOOS KA EEG SAWIRRADA

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular