Fagaaraha weyn ee Sayid Muxamad Cabdulle Xasan ee magaalada Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa habeenkii xalay ka dhacay multaqo ballaaran, kaasoo loogu magacdaray ” Multaqaha farxad gelinta Muslimiinta” kaasoo lagu soo khatimayay fantasyihii Ciida.
Halkan ka dhagayso Warbixin Multaqaha As-Suruur ee farxadgelinta Muslimiinta- Kuunyo Barrow
masha Allah wanku faraxsanahay bandhiga
waxaanleyahay ilahey ha idin barakeyo