HomeAll newsJawiga Ciida ee Deegaanka Kuunyo Barrow. (Sawirro Habeen ah ).

Jawiga Ciida ee Deegaanka Kuunyo Barrow. (Sawirro Habeen ah ).

Magaalada Kuunyo barrow ee Wilaayada islaamiga ah ee Shabeellah Hoose ayaa waxaa laga dareemayaa jawiga ciida iyo farxadda munaasabadda maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa Al-Mubaarak.

Faras magaalaha Kuunyo barrow iyo goobaha ganacsiga ayaa aad loo qurxiyay, waxaana jawiga ciida sii qurxiyay roobabka Xagaaga oo maalmahan ka da’ayay magaalada iyo guud ahaan gobollada Soomaaliya. waxaa sidoo kale aad loo qurxiyay musallaha Sayid Muxamad Cabdulle Xassan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular