HomeAll newsDiiradda Jimcaha: Maxaa Laga Baran Karaa Mawaaqiftii Sh/Nuur M. C/raxmaan? (Dhageyso)

Diiradda Jimcaha: Maxaa Laga Baran Karaa Mawaaqiftii Sh/Nuur M. C/raxmaan? (Dhageyso)

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan looga hadlay, waxa laga baran karo mawaaqiftii Alle ha u naxariisto’e, Sh/Nuur Macallin Cabdiraxmaan, oo geeriyooday Talaadadii lasoo dhaafay.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 15-07-2022

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular