HomeAll newsDhegeyso Khudbadaha Ciidda.

Dhegeyso Khudbadaha Ciidda.

Wilaayaatka Islaamiga ah ee ay ka taliso Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa si weyn looga Ciiday iyadoo fagaarayaal ku yaal wilaayaatka lagu tukaday Salaadda Ciidda.

 

hadaba hogamiyaal ka tirsan Xarakada shabaabul Mujaahdiin ayaa bulshada la hadlay iyagoo ugu horeyn Muslimiinta Ciidda ugu hambalyeeyay sidoo kalena xaaladaha taagana ka hadlay.

Dhegeyso Barnaamijka Khudbadaha Ciidda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular