HomeAll newsDhageyso Warbixin Ku Saabsan Geerida Sh/Nuur M. C/raxmaan.

Dhageyso Warbixin Ku Saabsan Geerida Sh/Nuur M. C/raxmaan.

Sheekh Nuur Macallin Cabdiraxmaan ayaa ahaa caalim kamid ah culimada Rabbaaniyiinta ah, wuxuu shalay galab-gaabadkii ku gooriyooday magaalada Bu’aale ee wilaayada Jubbooyinka.

Sheekha ayaa waqtigiisa ugu badan kusoo qaatay dacwada wuxuuna ahaa nin aad ugu fakara sidii ay ummaddu ku gaari lahayd horumar dhanka diinta ah, haddey tahay barasho iyo ku dhaqan intaba.

Halkan Kala Deg Warbixin Ku Saabsan Geerida Sheekh Nuur Macallin

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular