Barnaamijkaan waxaan idinkugu soo gudbin doonnaa dadweynaha reer Salagle oo muujinaya Shucuurtooda farxadeed ee ku aaddan munsaabadda Ciidul Adxa, iyadoona ay bulshado soo bandhigeen suugaan cajiib ah.
Sidoo kale Haweenka ku dhaqan degmada Salagle ayaa munaaaabadda ciida awgeed hadiyo gudoonsiiyay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.