HomeAll newsDhageyso: Howlgallo Xalay Ka Dhacay Koonfuta Dalka Iyo Dhulka NFD.

Dhageyso: Howlgallo Xalay Ka Dhacay Koonfuta Dalka Iyo Dhulka NFD.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay howlgallo kala duwan oo isugu jira kuwa qorshaysan iyo weeraro toos ah ka fuliyay deegaano iyo magaalooyin dhaca koonfurta dalka Soomaaliya iyo dhulka NFD ee ku jira gumeysiga Kenya.

Howlglaan oo sababay khasaarooyin nafeed ayaa waxaa lagu beegsaday saldhigyo iyo fariisimayaal ay askarta shisheeye iyo kuwa DF ay kaga sugan yihiin gobollada Banaadir, Shabeelada Dhexe, Shabeelada Hoose ee koonfurta Soomaaliya iyo gobalka Mandheera ee dhulka NFD.

Halkaan Ka Dhageyso Faahfaahinta Howgaladaan Khasaaraha Geystay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular