HomeAll newsSawirro+Maqal: Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Weeraradii Cagmarinta Ahaa Ee Yeed &...

Sawirro+Maqal: Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Weeraradii Cagmarinta Ahaa Ee Yeed & Aato.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan looga hadlay, weeraradii cuslaa ee dorraad lagu soo afjaray ciidamadii Itoobiya/Liyu Boolis ee heystay degaanada Yeed iyo Aato oo ka tirsan Bakool.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA KANA DAAWO SAWIRRADA DAGAALKA

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 22-07-2022

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular