Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo Jimco ah, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 09-12-1443 oo waafaqsan 07-07-2022, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan ka dhagayso Dhuuxa Waraysiyada 07 07 2022