62 Sano ayaa laga joogaa markii gumeystayaashii reer galbeedka ay xurnimo ku sheeg siiyeen waddankaan Soomaaliya.
62 Sano kadibna wali Soomaaliya waxay ku jirtaa gumeysi, marka laga reebo deegaannada lagu maamulayo Shareecada Islaamka.
Hadaba halkaan hoose ka dhageyso qormo ku saabsan qodobkaan:
Halkaan Ka Dhageyso Warbixin 62 Sano Kadib 1960-kii Soomaaliya oo Gummeysi dhax muquuranaysa.