HomeAll newsSawirro: Munaasabad Xarigga Looga Jaray Isbitaal Casri Ah oo Laga Dhisay Jilib.

Sawirro: Munaasabad Xarigga Looga Jaray Isbitaal Casri Ah oo Laga Dhisay Jilib.

Xaflad si qurux badan oo soo agaasimay oo xarigga looga jarayay Isbital weyn oo si aad ah loo qalabeeyay ayaa ka dhacday magaalada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka.

Munaasabadda waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin, culimo, dhaqaatiir, ganacsato, odayaal dhaqameedyo iyo qeybaha kale ee bulshada, kuwaasoo dhammaantood dareen farxad leh ka muujiyay dhismaha isbitalkan baaxadda leh.

Dadkii munaasabadda ka hadlay waxaa kamid ah agaasimaha isbitaalk, dhaqaatiir uu kamid yahay Dr, Xanafi iyo waaliga wilaayada Jubbooyinka Sh/Maxmaad Abuu Cabdalla.

Hoos Ka Daawo Sawirada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular